Qaamuuska Asalka
darroor
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.
Erayo la-mid ah
darraabidld darraw¹, darrow¹.darraysashold darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho.darraysoTimaha darro marsasho. ld tarrayso.darribCid tababbarid.darroDhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; m…darrooriBiyo meel sare fadhiya ka daadin.darrowLiididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.darrow1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
