Qaamuuska Asalka
darraabid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld darraw¹, darrow¹.
Erayo la-mid ah
darraysashold darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho.darraysoTimaha darro marsasho. ld tarrayso.darribCid tababbarid.darroDhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; m…darroorBiyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.darroorAqal, biyo kor ka soo deyn.darrooriBiyo meel sare fadhiya ka daadin.darrowLiididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.

