Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.

Erayo la-mid ah

darraabidld darraw¹, darrow¹.darraysashold darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho.darraysoTimaha darro marsasho. ld tarrayso.darribCid tababbarid.darroorBiyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.darroorAqal, biyo kor ka soo deyn.darrooriBiyo meel sare fadhiya ka daadin.darrowLiididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms