Qaamuuska Asalka
dardhaafi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Dar biyo ka badan ku shubid.
Erayo la-mid ah
dardaaran1. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka baā¦dardaaran1. Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yā¦dardaarweriU d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socotaā¦dardaarwerinld dardaarweris.dardar1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiā¦dardarWax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.dardaranWax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².dardaranWax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.

