Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dardaaran

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga yeelayo dhimashadiisa kaddib. 2. Ballan uu dhaafo qof tegayo oo ku saabsan sida laga yeelayo reerkiisa inta uu maqanyahay.

Erayo la-mid ah

dardaarweriU d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota…dardaarwerinld dardaarweris.dardar1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Ji…dardarWax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.dardaranWax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.dardaranWax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².dardaridld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.dardarmidld berbermid, derdermid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms