Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dardar

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.

Erayo la-mid ah

dardaaran1. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ba…dardaaran1. Ballan uu dhaafo qof oo ku saabsan sida hantidiisa laga y…dardaarweriU d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota…dardaarwerinld dardaarweris.dardaranWax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.dardaranWax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².dardaridld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.dardarmidld berbermid, derdermid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms