Qaamuuska Asalka
darbee
(-beeyay, -baysay)Falg2
Macnaha
1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku helid.
Erayo la-mid ah
darbaalMaro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado;…darbad1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld…darbadee/mg2 (-deeyay, -daysay) Laadid (kubbadda cagta).darban1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Wax aleel lagu qurxiyey ahaans…darbanaanld darbanaansho.darbanaansho/dh ld darbanaan.darbiCunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.darbinld sarbin.

