Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darbaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado; shiraaq.

Erayo la-mid ah

darbad1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld…darbadee/mg2 (-deeyay, -daysay) Laadid (kubbadda cagta).darban1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Wax aleel lagu qurxiyey ahaans…darbanaanld darbanaansho.darbanaansho/dh ld darbanaan.darbee1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku…darbiCunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.darbinld sarbin.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms