Qaamuuska Asalka
darbadee
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-deeyay, -daysay) Laadid (kubbadda cagta).
Erayo la-mid ah
darbaalMaro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado;ā¦darbad1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ldā¦darban1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Wax aleel lagu qurxiyey ahaansā¦darbanaanld darbanaansho.darbanaansho/dh ld darbanaan.darbee1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn kuā¦darbiCunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.darbinld sarbin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
