Qaamuuska Asalka
dahar
(dahar, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed weyn oo harac ah. 2. Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.
Erayo la-mid ah
dahaarDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax du…dahaarDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax du…dahaaranWax la dahaaray ahaansho.dahaarnaanld dahaarnaanshodahaarnansho/dh ld dahaarnaan.dahabMacdan qaali ah, midab cawlan leh, dhalaasha, aan daxalaysan…dahabeeWax dahab ku dheehid.dahabiD. ah: wax midab dahab leh.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
