Qaamuuska Asalka
dahaar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
Erayo la-mid ah
dahaaranWax la dahaaray ahaansho.dahaarnaanld dahaarnaanshodahaarnansho/dh ld dahaarnaan.dahabMacdan qaali ah, midab cawlan leh, dhalaasha, aan daxalaysan…dahabeeWax dahab ku dheehid.dahabiD. ah: wax midab dahab leh.dahaboShimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku…dahar1. Geed weyn oo harac ah. 2. Dhismo hoos leh, qabriyada laga…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
