Qaamuuska Asalka
dahabee
(-beeyay, -beysay)Falg2
Macnaha
Wax dahab ku dheehid.
Erayo la-mid ah
dahaarDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax duâŠdahaarDhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax duâŠdahaaranWax la dahaaray ahaansho.dahaarnaanld dahaarnaanshodahaarnansho/dh ld dahaarnaan.dahabMacdan qaali ah, midab cawlan leh, dhalaasha, aan daxalaysanâŠdahabiD. ah: wax midab dahab leh.dahaboShimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah kuâŠ

