Qaamuuska Asalka
daddil
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Xawayaanka inta dadka kula dagaalanta herdida, durdurada, xaraatida.
Erayo la-mid ah
daddaab1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde l…daddaabbe1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weyd…daddaabbeeXoolo, daddaabe ku xirid.daddaabeysanWax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).daddaabeysnaanld daddabeysnaansho.daddaabeysnaansho/dh ld daddaabeysnaan.daddaansashoegg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.daddan1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax k…

