Qaamuuska Asalka
daddaabbee
(-beeyay, -beysay)Falg2
Macnaha
Xoolo, daddaabe ku xirid.
Erayo la-mid ah
daddaab1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde l…daddaabbe1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weyd…daddaabeysanWax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).daddaabeysnaanld daddabeysnaansho.daddaabeysnaansho/dh ld daddaabeysnaan.daddaansashoegg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.daddan1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax k…daddanaanld daddanaansho, deddanaan, deddanaansho.

