Qaamuuska Asalka
daddaabbe
(-bayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.
Erayo la-mid ah
daddaab1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde l…daddaabbeeXoolo, daddaabe ku xirid.daddaabeysanWax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).daddaabeysnaanld daddabeysnaansho.daddaabeysnaansho/dh ld daddaabeysnaan.daddaansashoegg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.daddan1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax k…daddanaanld daddanaansho, deddanaan, deddanaansho.

