Qaamuuska Asalka
dac
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.
Erayo la-mid ah
dacalDaraf, dhinac, cirif.dacalSummad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo…dacalmadowQori qaar ka mid ahi gubtay.dacarDhismo weyn oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo laga …dacar1. Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo d…dacaraysanQof dacar haysa ahaansho.dacaraysnaanld dacaraysnaansho.dacaraysnaansho/dh ld dacaraysnaan.

