Qaamuuska Asalka
dabree
(-reeyay, -raysay)Falmg2
Macnaha
Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
Erayo la-mid ah
dabraac1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadii…dabraacCayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska …dabraacSoo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.dabraacidld dabraac¹ (2).dabradduulDuullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameey…dabranWax dabar ku xirmay noqosho (nafley).dabranWax la dabray ahaansho (nafley).dabranaanld dabra-naansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
