Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabraac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.

Erayo la-mid ah

dabraacidld dabraac¹ (2).dabradduulDuullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameey…dabranWax dabar ku xirmay noqosho (nafley).dabranWax la dabray ahaansho (nafley).dabranaanld dabra-naansho.dabranaansho/dh eeg dabranow. ld dabranaan.dabranowWax si joogto ah u dabran noqosho.dabreeKu d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms