Qaamuuska Asalka
dabran
(-amay, -antay; -ami)Falmg1
Macnaha
Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
Erayo la-mid ah
dabraac1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadii…dabraacCayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska …dabraacSoo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.dabraacidld dabraac¹ (2).dabradduulDuullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameey…dabranaanld dabra-naansho.dabranaansho/dh eeg dabranow. ld dabranaan.dabranowWax si joogto ah u dabran noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
