Qaamuuska Asalka
daboole
MagacLafdheeri
Macnaha
Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.
Erayo la-mid ah
dabo1. Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaa…dabo1. Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho. 2. Timo tidcasho.dabool1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2…daboolGudin weyn.dabool1. Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid. 2. Wa…daboolan1. Weel iwm wax la daboolay noqosho. 2. Wax muuqaalkooda wax…daboolan1. Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.) 2. Wax muuqaalkooda …daboolnaanld daboolnaansho.

