Qaamuuska Asalka
dabool
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2. ld daboolid.
Erayo la-mid ah
dabo1. Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaa…dabo1. Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho. 2. Timo tidcasho.daboolan1. Weel iwm wax la daboolay noqosho. 2. Wax muuqaalkooda wax…daboolan1. Wax la daboolay ahaansho (weel iwm.) 2. Wax muuqaalkooda …dabooleCudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, iba…daboolnaanld daboolnaansho.daboolnaansho/dh ld daboolnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
