Qaamuuska Asalka
daboolan
(-lmay, -lantay)Falmg1
Macnaha
1. Weel iwm wax la daboolay noqosho. 2. Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.
Erayo la-mid ah
dabo1. Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaa…dabo1. Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho. 2. Timo tidcasho.dabool1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2…daboolGudin weyn.dabool1. Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid. 2. Wa…dabooleCudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, iba…daboolnaanld daboolnaansho.daboolnaansho/dh ld daboolnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
