Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabeyl-kulul

(-lo ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(juqr.) Dabayl diiran oo qallalan oo ka dhacda dhinaca buurta ee duggaalka ah, waxaana aad loogu yaqaan waadiga buurta Albasta woqooyi, halkaas oo uu magacu ka soo askunmay.

Erayo la-mid ah

dabeebHadal dood ah. ld dabuub (1).dabeebashold dabeebad.dabeeboU d.: Cid, hadal u jeedin.dabeec1. ld dabci¹. 2. Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo…dabeecad1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray …dabeecadxumaanld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.dabeecadxumaansho/dh ld dabeecad-xumaan.dabeecadxunQof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms