Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabeecad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.

Erayo la-mid ah

dabeebHadal dood ah. ld dabuub (1).dabeebashold dabeebad.dabeeboU d.: Cid, hadal u jeedin.dabeec1. ld dabci¹. 2. Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo…dabeecadxumaanld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.dabeecadxumaansho/dh ld dabeecad-xumaan.dabeecadxunQof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.dabeyl(daaw.) Cudur dadku isu gudbiyo oo uu keeno fiirus kuna dhac…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms