Qaamuuska Asalka
dabeecadxun
(-umaa, -umayd)Falmg4
Macnaha
Qof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.
Erayo la-mid ah
dabeebHadal dood ah. ld dabuub (1).dabeebashold dabeebad.dabeeboU d.: Cid, hadal u jeedin.dabeec1. ld dabci¹. 2. Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo…dabeecad1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray …dabeecadxumaanld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.dabeecadxumaansho/dh ld dabeecad-xumaan.dabeyl(daaw.) Cudur dadku isu gudbiyo oo uu keeno fiirus kuna dhac…

