Qaamuuska Asalka
dabbaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.
Erayo la-mid ah
dabbaabadBaabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dag…dabbaal1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.dabbaalWax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xool…dabbaaldeg1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaar…dabbaaldeg1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadi…dabbaalidld dabbaal¹ (2).dabbaaljoogle m.l ld dabaaljoog.dabbaalnimoDabbaal ahaansho.

