Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabbaabad

(-do, m.l/-baad, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.

Erayo la-mid ah

dabbaalWax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xool…dabbaal1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.dabbaaldeg1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaar…dabbaaldeg1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadi…dabbaalidld dabbaal¹ (2).dabbaaljoogle m.l ld dabaaljoog.dabbaalnimoDabbaal ahaansho.dabbaan1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms