Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabbaaldeg

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.

Erayo la-mid ah

dabbaabadBaabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dag
dabbaalWax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xool
dabbaal1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.dabbaalidld dabbaalÂč (2).dabbaaljoogle m.l ld dabaaljoog.dabbaalnimoDabbaal ahaansho.dabbaanFallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saar
dabbaan1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi

Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms