Qaamuuska Asalka
cur
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
Erayo la-mid ah
curaar1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog…curadGabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo d…curadWiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.curadnimoCurad ahaansho.curadweynRiyaha intooda curada ah.curadxige/dh (-gayaal, m.l/dh) Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadk…curadxigeen/dh ld curadxige.curanXirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
