Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curadxige

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-gayaal, m.l/dh) Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadka. ld curadxigeen.

Erayo la-mid ah

curaar1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog…curadWiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.curadGabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo d…curadnimoCurad ahaansho.curadweynRiyaha intooda curada ah.curadxigeen/dh ld curadxige.curanXirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.curanWax neeftu ku xirantay noqosho (san).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms