Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curan

MagacLafdheeri

Macnaha

Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.

Erayo la-mid ah

curaar1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog…curadWiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.curadGabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo d…curadnimoCurad ahaansho.curadweynRiyaha intooda curada ah.curadxige/dh (-gayaal, m.l/dh) Wiil ama gabar dhalasho ku xiga curadk…curadxigeen/dh ld curadxige.curashocurato m.dh (-ooyin, m.l) Xoolo inta wax dhashay.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms