Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuquule

MagacLafdheeri

Macnaha

Rajo weyn oo wax in la helo laga qabo.

Erayo la-mid ah

cuqubaysanQof cuqubo ku dhacday ahaansho.cuqubaysnaanld cuqubaysnaansho.cuqubaysnaansho/dh ld cuqubaysnaan.cuqubeeCid nabsiyid.cuquboDhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.cuquuleeWax in la helo rajo ka qabid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms