Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuqubaysnaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld cuqubaysnaansho.

Erayo la-mid ah

cuqubaysanQof cuqubo ku dhacday ahaansho.cuqubaysnaansho/dh ld cuqubaysnaan.cuqubeeCid nabsiyid.cuquboDhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.cuquuleRajo weyn oo wax in la helo laga qabo.cuquuleeWax in la helo rajo ka qabid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms