Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuqubaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.

Erayo la-mid ah

cuqubaysnaanld cuqubaysnaansho.cuqubaysnaansho/dh ld cuqubaysnaan.cuqubeeCid nabsiyid.cuquboDhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.cuquuleRajo weyn oo wax in la helo laga qabo.cuquuleeWax in la helo rajo ka qabid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms