Qaamuuska Asalka
culays-isudhigan
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cufka curiyaha ama iskudhiska ku darsami kara ama barabixin kara hal garaam oo haydarojiin ah (ama siddeed garaam oo ogsijiin ama 35.5 garaam oo koloriin) marka falgal kimikaad dhacayo. Culays-isudhiganku wuxu u taaganyahay “awoodda ku-darsamidda” ee walaxda.
Erayo la-mid ah
culaabCulayska shey leeyahay; miisaan.culaabiWax culaysin. ld culaabee.culaabinld culaabeyn.culaacul1. Nafley yar oo biyaha balliyada ku dhex nool oo dixiriga l…culanWax la culay ahaansho. ld cugan².culayQoryo geedo gaar ah laga jaray oo iyaga oo dab leh weelasha …culaysXoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.culays(fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah cule…

