Qaamuuska Asalka
culaacul
(-lo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Nafley yar oo biyaha balliyada ku dhex nool oo dixiriga la bah ah, oogo jilicsan iyo xubno leh, oo nuugta dhiigga nafleyda kale ee biyaha kula nool iyo dadkaba. 2. Gacanta meesha ay iska galaan calaacasha iyo dhudhunka.
Erayo la-mid ah
culaabCulayska shey leeyahay; miisaan.culaabiWax culaysin. ld culaabee.culaabinld culaabeyn.culanWax la culay ahaansho. ld cugan².culayQoryo geedo gaar ah laga jaray oo iyaga oo dab leh weelasha …culaysXoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.culays(fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah cule…culays-isudhiganCufka curiyaha ama iskudhiska ku darsami kara ama barabixin …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
