Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

culays

MagacLafdheeri

Macnaha

Xoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.

Erayo la-mid ah

culaabCulayska shey leeyahay; miisaan.culaabiWax culaysin. ld culaabee.culaabinld culaabeyn.culaacul1. Nafley yar oo biyaha balliyada ku dhex nool oo dixiriga l…culanWax la culay ahaansho. ld cugan².culayQoryo geedo gaar ah laga jaray oo iyaga oo dab leh weelasha …culays-isudhiganCufka curiyaha ama iskudhiska ku darsami kara ama barabixin …culaysiWax culays saarid; cuslayn.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms