Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuddi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².

Erayo la-mid ah

cuddaarMeerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.cuddabbixiHaweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.cuddabbixinld cuddabbixis.cuddabbixisMasruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammey…cuddad1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, …cuddinld cuddis, cutin.cuddoonWax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.cuddoonaanld cuddoonaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms