Qaamuuska Asalka
cuddaar
MagacLafdheeri
Macnaha
Meerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.
Erayo la-mid ah
cuddabbixiHaweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.cuddabbixinld cuddabbixis.cuddabbixisMasruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammey…cuddad1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, …cuddiGilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².cuddinld cuddis, cutin.cuddoonWax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.cuddoonaanld cuddoonaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
