Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuddad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.

Erayo la-mid ah

cuddaarMeerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.cuddabbixiHaweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.cuddabbixinld cuddabbixis.cuddabbixisMasruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammey…cuddiGilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².cuddinld cuddis, cutin.cuddoonWax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.cuddoonaanld cuddoonaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms