Qaamuuska Asalka
cimaamadayso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Cimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.
Erayo la-mid ah
cimaamadMaro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madax…cimaamadaysanNin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.cimaamadaysashold cimaamadaysad, cimaamaday- si, cimaamadsasho.cimaamadaysnaanld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.cimaamadaysnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.cimaamadnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
