Qaamuuska Asalka
cimaamadaysnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.
Erayo la-mid ah
cimaamadMaro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madax…cimaamadaysanNin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.cimaamadaysashold cimaamadaysad, cimaamaday- si, cimaamadsasho.cimaamadaysnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.cimaamadaysoCimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.cimaamadnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.

