Qaamuuska Asalka
cimaamad
(-do m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.
Erayo la-mid ah
cimaamadaysanNin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.cimaamadaysashold cimaamadaysad, cimaamaday- si, cimaamadsasho.cimaamadaysnaanld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.cimaamadaysnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.cimaamadaysoCimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.cimaamadnaansho/dh ld cimaamadaysnaan.

