Qaamuuska Asalka
cilmi-jabaqeed
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cilmiga ku saabsan barashada dhalinta, dhalanka iyo baahinta hirarka jabaqda.
Erayo la-mid ah
cilmiC. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamā¦cilmi1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbā¦cilmi-haweedCilmiga barashada gibilka dhulka, gaar ahaan, marka laga eegā¦cilmi-nafsiLaan ka mid ah cilmiga oo ku sabsan nafsadda, dhaqanka iwm eā¦cilmibaarisRaadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.cilmidarroAqoon la'aan.cilmidhegoodCilmi aan daalacsho lagu kasban oo dad laga soo bowsaday.cilmifalagBrashada sayniseed ee xiddigaha, dhulalka, iyo waxyaabaha kaā¦

