Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cilmi

(culuun, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.

Erayo la-mid ah

cilmi-haweedCilmiga barashada gibilka dhulka, gaar ahaan, marka laga eeg…cilmi-jabaqeedCilmiga ku saabsan barashada dhalinta, dhalanka iyo baahinta…cilmi-nafsiLaan ka mid ah cilmiga oo ku sabsan nafsadda, dhaqanka iwm e…cilmibaarisRaadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.cilmidarroAqoon la'aan.cilmidhegoodCilmi aan daalacsho lagu kasban oo dad laga soo bowsaday.cilmifalagBrashada sayniseed ee xiddigaha, dhulalka, iyo waxyaabaha ka…cilmiga-buurahaLaan ka mid ah juqraafiga dabiiciga ah oo ku taxaluqda kala …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms