Qaamuuska Asalka
cilmi-haweed
MagacLafdheeri
Macnaha
Cilmiga barashada gibilka dhulka, gaar ahaan, marka laga eego dhanka cimilada iyo cimilo gooreedkaba.
Erayo la-mid ah
cilmi1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasb…cilmiC. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadam…cilmi-jabaqeedCilmiga ku saabsan barashada dhalinta, dhalanka iyo baahinta…cilmi-nafsiLaan ka mid ah cilmiga oo ku sabsan nafsadda, dhaqanka iwm e…cilmibaarisRaadinta xaqiiqo la xiriirta cilmi.cilmidarroAqoon la'aan.cilmidhegoodCilmi aan daalacsho lagu kasban oo dad laga soo bowsaday.cilmifalagBrashada sayniseed ee xiddigaha, dhulalka, iyo waxyaabaha ka…

