Qaamuuska Asalka
cillan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.
Erayo la-mid ah
cillaalArrin aan xalkeeda fogeyn.cillaalidld cillaal¹.cillaan1. Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahay…cillaanXammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar …cillad1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin w…cilladaynld cillayn.cilladeeWax cillad u yeelid. ld cillee.cillalGeed nagaar faalala, leh caleemo balballaaran iyo buruq weyn…

