Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cillaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahayn oo ubaxiisu udgoon yahay. 2. Budo caleen oo marka la qaso ciddiyaha, timaha iwm lagu guduudsado.

Erayo la-mid ah

cillaalArrin aan xalkeeda fogeyn.cillaalidld cillaal¹.cillad1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin w…cilladaynld cillayn.cilladeeWax cillad u yeelid. ld cillee.cillalGeed nagaar faalala, leh caleemo balballaaran iyo buruq weyn…cillanWax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.cillanaadWax jira oo aan muqaalkooda la arag, lana taaban karin. ld c…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms