Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cillad

(-do m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dhaliil qof leeyahay oo qiimahiisa hoos u dhiga. 2. Iin wax leeyahay. Tus. “Baabuurka c. buu leeyahay”. ld cillo.

Erayo la-mid ah

cillaalArrin aan xalkeeda fogeyn.cillaalidld cillaal¹.cillaan1. Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahay…cillaanXammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar …cilladaynld cillayn.cilladeeWax cillad u yeelid. ld cillee.cillalGeed nagaar faalala, leh caleemo balballaaran iyo buruq weyn…cillanWax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms