Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cidla'

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.

Erayo la-mid ah

cidla'joogUgaar. ld duurjoog (1).cidlajoogNafley la rabbaysna.cidlee1. Meel cidla' ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.cidlo'cidlooWehel la'aan dareemid.cidlowMeel, wax cidla' ah noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms